Kansar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)(daaw.) Buro xume oo dhan ha ahaado “karjinome” ama “sarkoome” wuxu ka sameysmaa unug oo si aan caadi ahayn oo dhakhso badan u qaybsama, kasoo dabadeed dhex gala oo burburiya (xubnaha) soohayaasha ku ag dhow. Waxa dhacda in unug ka mid ah burada uu raaco dhiigga ama liinfada oo ku beermo meel kale oo jirka ka mid ah (metastasis).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kansar ↴
ibidimooloji | onkojiin | onkooloji | aqoonta kansarka | burocaanood | cadbaar | kansarbeereed | kansarka dhuuxa | kansarka sambabka |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg