Karan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Martisoor weyn; diyaafad.
Karan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Baargo'idda awr raraynimo loo jarabbaray yeesho. 2. Xilli roob badani ka da'o waqooyi galbeed oo ku beegan bisha Luulyo.
Karan
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay)1. (f.g) Awr rarooy ah baar go'id. 2. (f.mg) Maro, harag iwm wax kar leh noqosho.
Karan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)Wax kar leh ahaansho (maro, harag iwm).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga karan ↴
karantiil | karantiin | karantiin | karmid | karnaan | qoqob |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg