Karshin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Hilib aad loo bisleeyey.

Karshin

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-imay, -intay; -imi)

Hilib wax aad loo kariyey noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga karshin

karshimid | madmad | shinshin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg