Karuur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Tuuridda alaab iwm meel la tuuro.

Karuur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Caano geel oo dhanaan.

Karuur

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -ratay)

Alaab iwm meel tuurid.

Karuur

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Caano geel dhanaan noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga karuur

karoorad | karoorasho | karooro | karuurad | karuuran | karuuran |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg