Kashkaash
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Caws nagaar iwm oo aqallada lagu goglo, si reyska gogosha looga xijiyo.
Kashkaash
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-shay, -shtay)Caws, nagaar iwm aqal ku goglid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kashkaash ↴
gubungub | joodari | kashkaashad | kashkaashan | kashkaashid | kashkaashis | kashkaashnaan | kashkaashnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg