Kay
Qaabnaxa: mu.dhm.ly Isrogrogga:Magacuyaal layeele ee tilmaamaya qofka koobaad ee kelida ah. Tus. “Waa isku kay mid”.
Kay
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga:(kaayay, kayday; kaayi) ld kaay². .
Kay
Qaabnaxa: dk.lh.l Isrogrogga: (-kay)ld kayga². .
Kaydiso*
1. Xasuusta miskaxda 2.meemoriga taleefanada
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kay ↴
jaabbiyad | gaaggur | haan | saaf | unug | xabkaysad | xabkaysasho | xabkaysi | xabkayso | xaddi leeb |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg