Kebed
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bdo, m.l)Gogol badanaa mayrax ka samaysan oo dun midabyo leh lagu qurxiyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kebed ↴
gan | gantoob | gebedgalool | kebedgalool |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg