Kedi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Geed qodxeed miro la cuno leh oo qolof adag leh, layskuna daaweeyo; shillin; kulan; quud.

Kedi

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

ld kadi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kedi

gaad | daad | daaddeg | gaadmo | wac | bardad | barriiji | bash | baydad | daf |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg