Daf

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-faf, m.l)

(muus.)Durbaan yar oo shulushyo bir ah leh.


Daf

Qaabnaxa: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone Isrogrogga:

Cod tilmaama socod ama dhawaaq kedis ah.


Daf

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Ka d.: wax si kedis ah u dhufsasho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daf

oodafayn | oodafee | oodafo | taar | xadaf | xadaf | balwo | beelyo | caddaansadaf | cillaangeedafuul |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg