Keli
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)1. Geed yar oo leh laamo wada buruq-buruq ah oo aroorro leh oo dhirta daawada ka mid ah. 2. Oo k. ah: mid ah, aan la wehelin. 3. ld kelli¹.
Keli
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(nax.) Lidka wadarta (tus.: gabar (keli) gabdho (wadar)); eeg tiro.
Keli
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Wax aan la wehelin. ld kali.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga keli ↴
aad | i | jaabajaabeyn | kaa | taada | taada | ibidimooloji | kaaga | kaaga | laagfaaf |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg