Kaa
Qaabnaxa: mu.ti.l Isrogrogga: (kuwaas, w)ld kaas(1) kaas
Kaa
Qaabnaxa: mu.dhm.ly Isrogrogga:Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka labaad ee kelida ah. Tus. “Cali wargeyska ayuu iiga kaa qaatay”.
Kaa
Qaabnaxa: dk.lh.l Isrogrogga: (-kaa)ld kaaga(2). kaaga
Kaa
Qaabnaxa: dk.ti.l Isrogrogga: (-kaa)ld kaas(2). kaas
Iskaashi*
Si wadajir ah u wada shaqeyn. Tusaale: "Hoggaamiyayaashu waxay ballanqaadeen inay iska kaashan doonaan soo afjaridda dagaalka sokeeye"
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Aankaala aankeed*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Kaamiro*
Aalad wax sawirta. Kamarad.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Jacayl naftaada kaagama horeeso*
Markaad naftaada jaclaan weeyso cid kujeclaaneeso majirto
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Macne Dheeraad ah
Micnaheedu yahay kuuritaanka qof iska dhega tiraya waxa aad usheegeysid
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaa ↴
ebinefiriin | ib | ubbo-ubax | k | naa | raabac |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg