Khabar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dhacdo naxdin leh. 2. ld khabaar¹.
Khabar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(nax.) Curiye weerta ka tirsan oo tilmaama waxa yeelaha laga sheego. Tus. “Saalax waa wiil fiican”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khabar ↴
khabaar | khabaarsi | khabarsad | khabarsasho | khabarsi | khabarso | weer |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg