Khad

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:

Wax shubma oo madow ama midab kale oo wax lagu dhigo ama wax lagu daabaco; anqaas.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khad

maakhad | maakhadee | maakhadeyn | naastro | yulkhad | bakteeriya | barkhad | barkhadayn | barkhadee | barkhadle |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg