khatalid
(m.f.dh)

eeg khatal².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khatalid

dag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Cid dhibaato aysan filayn gaarsiin ama ka dhaadhicin wax aan jirin; dhagrid; khatalid.

hod [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Qof dagid; khatalid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg