dag
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)Cid dhibaato aysan filayn gaarsiin ama ka dhaadhicin wax aan jirin; dhagrid; khatalid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dag ↴
aa' [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-'ay, -'day)
1. Cid ama wax garaacid, u cagajuglayn. 2. Dagaallamid.
aabiweyrax [m.l]
Sabab la'aan cid dagaal ku
qaadid, weyrax kulul.
ebinefiriin [m.l] (baay.)
Hormoon uu soo daayo medullaha qanjidh kelyoodku, kaas oo kordhiya garacaa wadnaha, kor u qaada awoodda iyo dheeraynta dhaqdhaqaaqa
muruqyada iyo kordhinta dhaqsaha iyo
qotada neefsiga, si uu ugu diyaariyo jidhka cabsi, orod ama dagaal. Waxa kale oo uu joojiyaa dheefshiidka iyo qashinsaarka.
caabbin [m.dh]
(taar.) Iska caabbin cadow ama
weerar dagaal, ficil ay dadku ku qaadaan si ay u helaan xornimo, ama iskacelin weerar.
aalad [m.d] (-do, m.dh)
1. Qalab mashiin leh oo wax lagu qabsan karo. Tus. “Kombiyuutarku waa ±a. cusub oo cilmibaarista fududaysay”. 2. Qalab lagu dagaallamo; hub. 3. Qalabka dumarku ay qaataan ee isku qurxiyaan mid ka mid ah.
gaaci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Qof dagaal ku jira ul iwm u taagid. 2. Dareera xoog meel ugu shubid.
waabi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Cid ama wax socday hakin. 2. Wax dagaal u taagan ama u soo socda nabar uu la hakado ama uu ku
gabbado u taagid; baacin. baacin
haad-ka-adag [m.dh]
Shimbir galleyrka u eg oo madax weyn, majo guduudan iyo ciddiyo
dhaadheer leh.
jaahid [m.l] (-diin, m.dh)
Qof diinta islaamka u dagaallama.
daadduunshe [m.l] (-shayaal, m.l/dh)
Budh weyn oo lagu dagaalamo. ld daanduunshe. daanduunshe