Kobci

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Dhasha dadka iyo xoolaha cayilin. 2. Dhaqaale iwm kordhin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kobci

adhaxle | boodh | jeerjeer | kobcid | kobcin | kobcis | kobocsan | naylakobcis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg