Koodi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Hadal sir ah cid ku qarsasho. 2. Cid shukaansasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga koodi ↴
alaakoodi | alaakoodin | alaakoodis | kadankoodid | koodin | koodis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg