Koorniya
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)(c.nafl ) Dabool ilays gudbiye ah oo ku yaalla kubbadda isha xaggeeda hore. Waa isbedel socda oo ka yimaadda ilxaydha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga koorniya ↴
ilxaydh |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg