korjoog
(m.l)1. Taagnaanta cid fadhida ama bugta la dul taagnaado. 2. Ilaalo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh korjoog ↴
korjooge [m.l] (-gayaal, m.l/dh)
Cid dusha ka ilaalin; gaarhaye.
korjoogeyn [m.f.dh]
eeg korjoogee. ld korjoogteyn.
korjoogtee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-teeyay, -teysay)
ld korjoogee.
korjoogteyn [m.dh]
ld korjoogeyn.
korjoogto [m.dh] (-ooyin, m.l)
Col yar oo col weyn dusha ka ilaaliya.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg