Kulmis
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld kulmin.
Kulmis
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(xis.) Bar la xariirta toobineed. Fogaanta u dhexeysa kulmiska iyo bar kasta oo ku taalla xoodka waxa ay saami maguuraan ah la samaysaa fogaanta u dhexaysa bartaasi iyo xirriiqda loo yaqaanno jeedshe.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kulmis ↴
arag-qumin | kulmin | qabaal | xoodbeeg |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg