Laayac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

1. Qof xoolaha lumiya oo aan si fiican u ilaalin. 2. Wax aan la ilaalin. ld layac¹.

Laayac

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -yici)

Wax baylihid. ld layac².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laayac

laayacan | laayacan | laayacmid | laayacnaan | laayacnaansho | laayicid | layac | layac |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg