Labayso

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)

Wax la haystay, wax labaad ku darsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga labayso

galabayso | halabayso | labaysasho | lallabayso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg