Lacaaf

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-fyo, m.l)

1. Hilib yar oo la suro jilibka oo kalluunku soo raaco. 2. Wax kasta oo lagu soo jiito wax la ugaarsanayo; callaal. ld callaaf.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga lacaaf

callaaf |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg