Lacag

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

1. Warqado ama macdan xordan, qaab go'an leh oo dawlad ama banki sharci u lihi sameeyo si badeecooyinka loogu bedesho. 2. Bati.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga lacag

aakib | maaddi | baadi | baahi | faajafaajo | faajafajoo | laasin | laasin | saalaxweeto | saaq |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg