Ladan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)

1. Wax caafimaad qaba ahaansho. 2. Wax barwaaqaysan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ladan

faajafaajo | faajafajoo | naajax | dhaqan | jalladan | jalladan | jilladan | jilladan | ladnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg