Laxle
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:(c.nafl.) Xasharaad yaryar oo leh baalal iyo midab madow xigeyn ah, dhexdana u dhuuban oo qaniinyo kulul leh; xoon.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laxle ↴
xoon |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg