Leeddafuul

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Fuulidda la fuulo faras aan koore lahayn. ld leeddafuulid.

Leeddafuul

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-uulay, -uushay)

Faras aan koore saarnayn fuulid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga leeddafuul

leeddafuulid | leeddo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg