leefid
(m.f.dh)eeg leef.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh leefid ↴
muri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Murud leefid.
murudso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Subag, caano, malab iwm oo weel ku haray far ku leefid. ld mudurso, murugso.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg