Leelo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Xayaabada dusha ka fuusha cuntada la kariyo. 2. Xaafoodka kor fuula biyo in badan meel ku jirey; saaruq.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga leelo

haleelo | hanjaleelo | jaleelo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg