Luun
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-uumo, m.l)1. Dhudda uu ku taaganyahay geed meseggo ama gallay. 2. Qolof iyo xayaabo layiig ah oo qof aad u harraaday faruuryihiisi yeeshaan; jiil. 3. Hammuun, qadsanaar.
Luun
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Tib xoog leh oo sabuulka meseggada lagu shukulo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga luun ↴
culuun | dalluun | kalluun | luunqabad | madluun | madluun | madluunnimo | madluunsan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg