Maacuun
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig Urur | Noun Masculine/Feminine Collective Isrogrogga:Qalabka jikada looga adeegto ee wax lagu cuno ama cabbo, sida suxuunta, digsiyada, mindiyaha iwm. suxuun, digsiyo, mindiyo
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maacuun ↴
armaajo | baaquli | caydan | caydbax | fargeeto | siin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg