Maaddi
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:M. ah: qof lacagta, xoolaha aad u jecel oo dantiisa wax kasta ka hormariya.
Maaddi
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:(fiis.) M. ah: tibix la cabbiri karo ama qiimaheeda xisaabeed la soo saari karo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maaddi ↴
maaddiyad | dhaqan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg