Maag

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Daandaansi; gardarro; abyood. 2. ld maagid.

Maag

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gag, m.l)

1. Xad, xuduud. 2. ld maagid.

Maag

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

1. Qof gardarraysasho. 2. Doonid ama damcid.

Maag

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga:

Wax cabsi dartii uga dheeraansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maag

ogaan | maagasho | maageer | maageer | maageeran | maageerasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg