Maahi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax maahsan ka dhigid; is m.: qof caqligiisu maqanyahay iska dhigid; is khaafin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maahi

maahin | maahmaahid | amaahi | amaahin | amaahis | amaahiye | ismaahi | ismaahin | ismaahis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg