Amaahi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Qof amaah siin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga amaahi

amaahin | amaahis | amaahiye | banki | deymi | jamaahiir | ribo | rubisaar | rubisaar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg