Maalinjoog
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Xoolo maalin dhan ceel jooga. 2. ld maalinjoogid. Booqasho hal maalin ah.
Maalinjoog
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Booqashada hal maalin ah cid ugu tegid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maalinjoog ↴
maalinjoogid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg