Maamuus
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Xushmad; xurmo; wanaag. ld naamuus¹.
Maamuus
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)Cid si xushmad iyo wanaag leh u soo dhaweyn. ld naamuus².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maamuus ↴
maamuusid | maamuusiyad | maamuusjab | maamuusjab | maamuusjebi | maamuusjebid | maamuusjebin | naamuus |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg