Maamuusjab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Sharafta iyo xushmadda oo la waayey ceeb dhacday darteed, maskabjab. ld naamuusjab¹.

Maamuusjab

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay; -jebi)

Ceeb dhacday awgeed, sharaf beelid (qof). ld naamuusjab².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maamuusjab

maamuusjebid | naamuusjab | naamuusjab |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg