Maan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Awoodda garashada ee qof leeyahay.

Maan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Maalinta la joogo. 2. M.ta: beriga. 3. M.ta layl: maalinta oo idil. 4. M.tii saddexaad: maalintii saddexaad. 5. M.tii hore: maalmihii la soo dhaafay. ld maantay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maan

ubaxley | caado-immaansho | gaalis-furan | gaalis-xidhan | haamaan | laashin | maafoos | maakaal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg