Ubaxley
Qaabnaxa: m.dh (bot.) Isrogrogga:Dhirta ubaxa leh. Ubaxleydu waa muuqaallada dhirta shiiqisa ee maanta. Waxa laga helaa dhismayaasha ugu sareeya boqortooyada dhirta, taas oo u suurto gelisa inay ku noolaadaan sabooyin kala duwan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ubaxley ↴
beerlaag | beerlamaane | labeeb |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg