Maandoori

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Cid maankeeda beddelid.2. Qof sakhraamin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maandoori

maandoorin | maandooriye | xashiish |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg