Maangaab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Qof caqli iyo garaad yar.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maangaab

maangaaban | maangaabi | maangaabnaan | maangaabnaansho | maangaabnimo | dhaqlee | makas |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg