Maaqal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

1. ld maqal 1 (2). Khaanad ku samaysan armaajo, miis iwm oo wax lagu rito. 2. Findoob.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maaqal

maqal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg