Maqal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Awood dheguhu wax ku dareemaan. 2. ld maaqal (1) Khaanad ku samaysan armaajo, miis iwm oo wax lagu rito. 3. Dixiri yaryar oo digada xoolaha ka dhasha; maqli.
Maqal
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:Ubadka ariga.
Maqal
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qlay, -qashay; -qli)Shanqar iwm dhegaha ku dareemid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maqal ↴
jabaq | buuq | dhakan | dheg | dhegabbeel | dhegabbeel | dhegafarasow | dhegafarasow | dhegooley | dhegtaag |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg