madalso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

1. Meel shir ah arrin ka soo jeedsasho. 2. Cid ballansasho. ld madasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh madalso

madalsasho [m.f.dh]
eeg madalso. ld madalsad, madashad, madalsi.

madasho [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-shaday, -shatay)
ld madalso.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg