Madmad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Hilib qurmay oo googo'ay. 2. Hilib aad loo karshay, karshin. 3. Dhar aad u gaboobay oo marka la taabto dildilaaca.

Madmad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

1. Wax qurmay oo googo'ay noqosho (hilib). 2. Wax aad loo karshay noqosho (hilib). 3. Wax gaboobay oo googo'ay noqosho (dhar).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga madmad

dhegayare | filfil | geeldooje | jawdheer | jirraaqo | jusur | madmadid | qaranful |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg