Magoolayaal

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

(bot.) Dhir gu'yaal jire ah oo daadiya caleenta xilli gaar ah, dabadeed muddo caleen la'aada, ka dibna magoola. Tus. “Galool”. ld magool¹.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga magoolayaal

magool |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg