Magool
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:ld magoolayaal.
Magool
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oolay, -ooshay)Geedo caleen bixin xilli aan roob jirin; fufid. ld magooli.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga magool ↴
yabaal | laangooyo | biqle | magoolayaal | magooli | magoolid | magoolin | qadow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg