Majuuji

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Maro qoyan, liin iwm xoog u maroojin si hooraha ku jiro looga saaro.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga majuuji

camajuuji | camajuujin | camajuujis | majiir | majuujin | majuujis | majuujisasho | majuujiso | majuujo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg