Makalaalax

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

M. ah: Qof hurdo laga kiciyay oo aan weli baraarugin.

Makalaalax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)

Qof hurdo ka kicid isagoon weli bogan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga makalaalax

dheelallaabo | makalaalaxsan | makalaalaxsanaan | makalaalaxsanaansho | makalaalixid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg